Xildhibaanada Golaha Wakiilada Oo Ansixiyay Ajandaha Kal-fadhiga Afraad Ee Golaha. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Xildhibaanada Golaha Wakiilada Oo Ansixiyay Ajandaha Kal-fadhiga Afraad Ee Golaha.
September 5, 2022 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Kalfadhiga golaha wakiilada Somaliland ayaa saaka furay iyagoo xildhibaanada kazoo noqday fasaxihii golaha

Sidoo kale xildhibaanada golaha wakiilada ayaa cod gacan taag ah ku meelmariyay Ajandaha kal fadhiga afraad ee golaha.

HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

 

COMMENTS
LINKS