Xildhibaanada Golaha Deegaanka D. Gabiley Oo Ansixiyay Miisaaniyada 2023! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Xildhibaanada Golaha Deegaanka D. Gabiley Oo Ansixiyay Miisaaniyada 2023!
September 20, 2022 - Written by Editor:

GABILEY(W,N)-Golaha deegaanka degmada gabiley oo manata yeeshay fadhi caadi ahayn islamarkaana ay kasoo xaadiren 7xildhibaan ayaa lagu ansixiyay miisaaniyada golaha ee 2023.

Maayarka magaalada gabiley maxamed amiin cumar cabdi ayaa faah faahin ka bixiyay ansixintamiisaaniyada iyo isbadalkan ku yimid sanadkan.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS