|
|||||
WAJAALE NEWS
Xildhibaan Xasan Dhuxul Oo Ka Warbixiyay Safar Uu Mudo Ugu Maqna Dalka Uk Iyo Hankiisa Musharaxnimo Ee Xisbiga Kulmiye!
September 5, 2022 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Xildhibaan Xasan Saleebaan dhuxul laabsaalax Ayaa ka hadlay furitaanka kalfadhiga golaha wakiilada oo saaka furmay iyo waxyaabaha horyaala isagoo mudanayaasha usoo jeediyay in buuq iyo is feedh feedhkii golaha dhexdiisa uu sanadkaaga kaga dhamaado hadana laga shaqeeyo wixii loosoo doortay. Sidoo kale xildhibaan xasan dhuxul ayaa ka warbixiyay safar uu mudo ugu maqnaa dalka ingiriiska iyo qiimaha lahayd ee usoo dhaweeyeen, dadka reer somaliland eek u dhaqan dalka Uk. Dhanka kale xildhibaan xasan dhuxul laabsaalax ayaa markale ka hadlay hankiisa musharaxnimo ee gudoomiye kuxigeenka koowaad ee xisbiga kulmiye iyo mudadii uu soo bilaabay halganka hankiisa siyaasadeed. HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN; Related posts:Munaasibada Shaacinta Urur Siyaasadeedka Jiilka Cusub Ee Curad Oo Lagu Qabtay Magaalada Boorama Iyo ... DAAWO; “ Maanta Waxaa Tartamayaa Beelo, Shalay Ayuu Suldan Xasan Reer Borama Ku Yidhi Anigoo Subeer ... Daawo:Wasiir Faratoon Oo Ka Jawaabay Eedaymo ay U Jeediyeen Qaar Ka Mid ah Xildhibaanada Ka Soo Jeed... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|