Xildhibaan Axmed Ciisood Oo Reer Gabiley Ugu Baaqay In Ay Soo Dhaweeyaan Madaxwaynaha, Waydiiyaana Wixii Ay Xaqa Ugu Leeyihiin. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Xildhibaan Axmed Ciisood Oo Reer Gabiley Ugu Baaqay In Ay Soo Dhaweeyaan Madaxwaynaha, Waydiiyaana Wixii Ay Xaqa Ugu Leeyihiin.
September 7, 2022 - Written by Editor:

GABILEY(W,N)-Xildhibaan Axmed ciisood oo kamid ah golaha deegaanka gabiley ayaa ka hadlay safarka madaxwayne biixi ku imanayo gabiley isagoo shacabka ugu baaqay in ay soo dhaweeyay madaxwaynaha

Sidoo kale xildhibaan axmed ayaa bulshada ugu baaqay in ay madaxwaynaha kala hadlaan wixii ay xaq ugu leeyihiin .

COMMENTS
LINKS