“Waxna Mahayno Hadana Waxaan Rabnaa Ilaynoo Shaqeeyo Taasina Ma Soconayso”Wasiirka Ganacsiga Jsl. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
“Waxna Mahayno Hadana Waxaan Rabnaa Ilaynoo Shaqeeyo Taasina Ma Soconayso”Wasiirka Ganacsiga Jsl.
September 13, 2022 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Wasirka wasaarada ganacsiga iyo warshadaha jsl maxamuud sacad saajin oo ka hadlay shirka madasha wadatashiga dhaqaalaha somaliland ayaa sheegay in dadka somaliland aanay ahayn kuwo jecel in ay shaqaystaan balse jecel in loo shaqeeyo.

COMMENTS
LINKS