HARGAYSA(W,N)-Wasirka wasaarada ganacsiga iyo warshadaha jsl maxamuud sacad saajin oo ka hadlay shirka madasha wadatashiga dhaqaalaha somaliland ayaa sheegay in dadka somaliland aanay ahayn kuwo jecel in ay shaqaystaan balse jecel in loo shaqeeyo.