Wasiirka Qorshaynta Qaranka Jsl Oo Daahfuray Shirka Sanadlaha Ah Ee Udhexeeya Wasaarada Iyo Haayada Islaamiga Ah | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Wasiirka Qorshaynta Qaranka Jsl Oo Daahfuray Shirka Sanadlaha Ah Ee Udhexeeya Wasaarada Iyo Haayada Islaamiga Ah
September 4, 2022 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Wasiirka Wasaaradda Qorshaynta iyo Horumarinta Qaranka oo ay weheliyaan agaasimaha gud ee wasaarada iyo masuliyiin kale ayaa maanta daahfuray shirka sanad laha ah ee u dhexeeya Wasaaradda Qorshaynta iyo  Dalada ay ku midaysan yihiin Haayadaha Islaamiga ee GURMAD.

COMMENTS
LINKS