|
|||||
WAJAALE NEWS
“Umadaha Dib Usocda Calaamaadkooga Waxa Kamid Ah Siyaasi Dad Degan Maaha, Ee Waa Muran Iyo Dood Taagan” Sh. Mustafe.
September 21, 2022 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Sheekh mustafe xaaji ismaaciil haaruun oo kamid ah culimada waawayn ee somalida ayaa ka waramay calaamadaha lagu garto umadaha dib usocodka ah ee duniada kaga jira kuwa ugu hooseeya marwaba ku jira dood ,muran iyo qarjajac taagan oo madhalays ah. Sidoo kale sheikh mustafe ayaa sheegay in umada Somaliland ay ku jirto kuwa dib usocodka ah ee aan mushtamaceegu aanay ka fikirin horumarkooga iyo in aanay sii odorosin mustaqbalka HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:DAAWO: Suldaanka Guud Subeer-awal oo ka Hadlay Shir Ay Wada Yeesheen Wasiiro Kamida Xukuumada Iyo Xa... “Arrinka Ugu Weyn Ee La Eegayo Waa Haddii Komishanku Inoo Qabtaan Doorashooyin Bilaa Musuq-Maasuqa!X... Qaraxyo Xoogan Oo Caawa ka Dhacay Magaalada Muqdisho Iyo Khasaaraha Dhimasho iyo Dhaawac Ee Uu So... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|