Siyaasi Siciid Cilmi Rooble Oo Shaaciyay In Uu Ka Baxay Urur Siyaasadeedka Barwaaqo Iyo Sobobta! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Siyaasi Siciid Cilmi Rooble Oo Shaaciyay In Uu Ka Baxay Urur Siyaasadeedka Barwaaqo Iyo Sobobta!
September 10, 2022 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Siyaasi siciid cilmi rooble oo kamid ahaa siyaasiyiinta aas aasay urur iyaasadeedka barwaaqo ee uu hogaamiyo dr gaboose ayaa shaaciyay in uu ka baxay ururkaa isagoo hoosta ka xariiqay waxyaabaha keenay in uu ka baxo ururkii uu tcabka galiyey ee uu burco iyo berbera isagu geeyay.

HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

COMMENTS
LINKS