|
|||||
WAJAALE NEWS
Siyaasi Cali Guray Oo Ka Hadlay Mooshinkii Golaha Wakiiladu Ansixiyay, Fariimo Culusna Udiray Madaxwayne Biixi Iyo Maxamuud Xaashi.
September 21, 2022 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Siyaasi cali maxamed yuusuf cali guray oo kamid ah siyaasiyiinta reer Somaliland ee badi ka faalooda xaaladaha siyaasadeed ee taagan ayaa ka hadlay mooshinkii labada xeer ee ay ansixiyeen golaha wakiilada kaasi oo ahaa xeerarka muranka doorashadu ka taagan yahay Sidoo kale cali guray ayaa baaq udiray golaha guurtida ,xildhibaanada wakiilada ee ka cabanaya mooshinka dhaafay Dhanka kale siyaasi cali guray ayaa sitoos ah ula hadlay siyaasi maxamuud xaashi iyo madaxwayne biixi. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:“Waxaan Canbaaraynayaa Xadhiga Loo Geystay Saxafiyadda Caanka ah, Ee Bushaaro Cali Baande”Siyaasi Ma... “Xukuumadda Muuse Biixi Waa Inay Fuliso Qodobbada Suurtagalka Ka Ah Heshiiskii Khaatumo...” Baashe C... Carwadii 6aad Ee Ganacsiga Somaliland Oo Wakhtigeedi Dib Uga Dhacday Iyo Rugta Ganacsiga Somaliland ... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|