|
|||||
WAJAALE NEWS
Siyaasi Cali Guray Oo Ka Hadlay Mooshinkii Golaha Wakiiladu Ansixiyay, Fariimo Culusna Udiray Madaxwayne Biixi Iyo Maxamuud Xaashi.
September 21, 2022 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Siyaasi cali maxamed yuusuf cali guray oo kamid ah siyaasiyiinta reer Somaliland ee badi ka faalooda xaaladaha siyaasadeed ee taagan ayaa ka hadlay mooshinkii labada xeer ee ay ansixiyeen golaha wakiilada kaasi oo ahaa xeerarka muranka doorashadu ka taagan yahay Sidoo kale cali guray ayaa baaq udiray golaha guurtida ,xildhibaanada wakiilada ee ka cabanaya mooshinka dhaafay Dhanka kale siyaasi cali guray ayaa sitoos ah ula hadlay siyaasi maxamuud xaashi iyo madaxwayne biixi. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:Labada Xisbi Mucaarad Oo Ka Hadlay Farriin Culus Oo Waddamada Somaliland Ka Taageera Hirgalinta Dimu... DAAWO; Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye oo Ka Hadlay Go'aankii Ay Soo Saareen Isbahaysiga Madasha & Mucaa... Wasiirka Warfaafinta Jsl Oo Wax Laga Waydiiyay Sobobta Warbaahinta Dawlada Loogu Caayo Xisbiyada Muc... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|