|
|||||
WAJAALE NEWS
Siyaasi Cabdilaahi Cukuse Oo Jaaliyada Reer Somaliland Ee Dalka Uk Uga Warbixiyay Xaalada Xasaasiga Ee Dalku Marayo Iyo fariin Culus Oo Uu Udiray Gudoomiye Saleebaan.
September 25, 2022 - Written by Editor:UK(W,N)-Siyaasi cabdilaahi Daahir Cukuse oo katirsan hogaanka xisbiga waddani kuna sugan dalka Ingiriiska ayaa kulan la qaatay jaaliada reer Somaliland ee u dhaqan dalka Uk isagoo uga wabixiyay xaalada guud ee dalka muranka udhexeeya xukuumada iyo mucaaridka ,dadkii lagu laayay banana bixii mucaaridka iyo guud ahaan xaalada ka taagan Somaliland. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:Qarax Khasaare Dhimasho iyo Dhaawac Gaystay oo lala beegsaday Maqaaxi Cunno oo ku taalla Degmada S... MUSHARAXIINTA XUSBIGA KULMIYE OO SII KORDHAYA IYO DR MAXAMED AXMED (CARABAYTO) OO KU DHAWAAQAY INUU ... Daawo:Prof.Ismaaciil Hure Buubaa Oo Si Adag Uga Jawaabay Hadalo Ka Soo Yeedhay Prof. Axmed Ismacil S... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|