Shirkada Telesom Oo Jawaab Ka Bixisay Hadal Uu Boqor Buurmadow Ku Sheegay In Madaxwayne Biixi Khasab Share Kaga Qaatay! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Shirkada Telesom Oo Jawaab Ka Bixisay Hadal Uu Boqor Buurmadow Ku Sheegay In Madaxwayne Biixi Khasab Share Kaga Qaatay!
September 19, 2022 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-War saxafeed kasoo baxay shirkada isgaadhsiinta ee telesom ayaa lagu beeniyay war uu sheegay boqor buurmadow kaasi oo ahaa in shirkada telesom u share qasab ah ka qaatay madaxwayne biixi iyagoo ku tilmaamay waxba kama jiraan.

HALKAN KAGA BOGO WARKA KASOO BAXAY TELESOM;

COMMENTS
LINKS