Sheekh Mustafe Oo Ka Hadlay Danaha Ay Leeyihiin Dadka Baraha Bulshada Kasoo Hadlaa! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Sheekh Mustafe Oo Ka Hadlay Danaha Ay Leeyihiin Dadka Baraha Bulshada Kasoo Hadlaa!
September 5, 2022 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Sheekh mustafe xaaji ismaaciil haruun ayaa ka hadlay ujeedada ay leeyihin dadka baraha bulshada wax walaba kaga hadlaa oo uu sheegay in ay yihiin dad dhaqaale ku raadsanaya.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA SHEEKHA OO ARIMAHAASI KA HADLAYA!

COMMENTS
LINKS