Shacabka Magaalada Wajaale Oo Cabasho Ka Muujiyay Maamulka Degmada Iyo Qashin Buux Dhaafiyay + Baaqa Ay Udireen Xukuumada! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Shacabka Magaalada Wajaale Oo Cabasho Ka Muujiyay Maamulka Degmada Iyo Qashin Buux Dhaafiyay + Baaqa Ay Udireen Xukuumada!
September 28, 2022 - Written by Editor:

TOG WAJAALE(W,N)-Shacabka ku dhaqan magaalo ganacsiyeedka tog wajale ayaa markale baaq culus udiray wasiirada arimaha gudaha iyo maadxwayne biixi iyagoo ka dalbaday in maamulka degmada ay ka badaleen islamarkaana laga midho dhaliyo hadalkii madaxwaynaha ee ahaa in degmada wajaale ubaahan tahay maamul wanaagsan oo ka shaqeeya horumarkeega.

Sidoo kale dadwaynaha magaalada wajaale ayaa ka cabsi qaba cuduro ka dilaaca qashin buux dhaafiyay gudaha magaalada iyo wado xumada ku habsatay.

COMMENTS
LINKS