Sh. Barbaraawi Oo Ka Hadlay Hablaha Jaamacadaha Ka Qalin Jabinaya Iyagoo Bilaa Xijaab Ah. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Sh. Barbaraawi Oo Ka Hadlay Hablaha Jaamacadaha Ka Qalin Jabinaya Iyagoo Bilaa Xijaab Ah.
September 2, 2022 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Sheekh Barbaraawi oo ka hadlay xafladaha jaamacadaha ee la qabanayo iyo hablaha bilaa xijaabka ah ee ka qalin jabinayo, taasi oo uu sheegay in ay ka tageen dariiqii toosnaa ee diinta islaamku waajibinayso.

HALKAN KAGA BOGO WARKAN;

 

COMMENTS
LINKS