|
|||||
WAJAALE NEWS
Sh. Almis Oo Khudbadii Salaada Jimcaha Kaga Hadlay Geeridii Sh. Yuusuf Qardaawi, Oo Kamid Ahaa Culimadii Uu Wax Kasoo Baxtay!
September 30, 2022 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Sheekh Almis Imam Yaxye Xaaji Ibraahim Ayaa khudbadii jimce ee maanta kaga hadlay geeridii sheikh Yuusuf Qardaawi oo ahaa caalam islaamka ka baxay, kana mid ahaa culimadii uu kasoo baxtay diinta Isagoo tacsi udiray kana waramay tukubtii uu qoray. Sidoo kale sheekh almis ayaa ka hadlay islaamku sida uu u qadirin jiray culimada iyo dadka aqoonta uleh diinta. HALKAN KAGA BOGO KHUDBADA SHEEKH;
Related posts:“Qofku Ha Qoro Buug Laakiin Waxa looga Baahan Yahay Inuu Difaaci karo, Wixii Uu Qoray Hadii la Naqdi... Maayarka Caasimada Hargaysa Oo Booqasho Ku Tagay Xarunta Wakaalada Horumarinta Arimaha Bulshada Ee D... Wasaaradaha Waxbarashada Iyo Hawlaha Guud Oo Ka Hadlay Dhulka Dugsiga Wajaale Oo Maxkamadi Si Sharc... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|