Qaarkamid Ah Hogaanka Urur Siyaasadeedyada Somaliland Oo Ka Horyimid Hadal Kasoo Yeedhay Xisbiyada Mucaaridka | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Qaarkamid Ah Hogaanka Urur Siyaasadeedyada Somaliland Oo Ka Horyimid Hadal Kasoo Yeedhay Xisbiyada Mucaaridka
September 9, 2022 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Qaarkamid ah hogaamiyayaasha urur siyaasadeedyada cusub ee somailand ayaa ka horyimid hadal kasoo yeedhay xisbiyada mucaaridka oo iyagu sheegay in doorashada madaxtooyadu kasoo horayso ha ururada

Sidoo kale urur siyaasadeedyadan ayaa ku dooday in ay iyagu xaq uleeyihiin in ay galaan doorashada ururada oo kasoo horaysay ta madaxwaynaha.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

COMMENTS
LINKS