|
|||||
WAJAALE NEWS
Munaasibad Lagu Xusayay Jabhadii Afraad Ee Bilowga Uhayd Halgankii Lagu Xoreeyay Somaliland Oo Lagu Qabtay Magaalada Gabiley.
September 7, 2022 - Written by Editor:GABILEY(W,N)-Munaasibad lagu xusayay aas aaska Jabhadii Afraad ee bud dhiga u ahayd halgankii hubaysnaa ee dib xoraynta Somaliland taasi oo ka bilaabantay deegaanada ku teedsan gobolka gabiley ayaa maanta lagu qabtay magaalada gabiley. Munaasibadan ayaa waxaa hadalo la xidhiidh aas aaskii afraad ka jeediyay qaarkamid ah mujaahidiintii bilaabay dhaqdhaqaaqyadan iyagoo xusay sidii markii danbe ay ugu soo biireen halgamayaa hormuud unoqday jabhadii SNM Ee Gayiga Somaliland ka xoraysay taliskii mucangaga ahaa ee siyaad bare.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;
Related posts:Daawo: Gudoomiyaha Maxkamada Sare Oo Soo Bandhigay Waxyaabihii U Qabsoomay Sanadkii Tagay Ee 2017-Ka... Golaha Iskaashiga Umada Soomaaliyeed Ee Geeska Afrika Oo Lagaga Dhawaaqay Shirkii Ka Dhacay Jabuuti ... Halkan Ka Daawo Wasiirka Arimaha Dibada Somaliland Oo Ka Hadlay Eedayntii Uu Madaxwayne Kuxigeenka P... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|