|
|||||
WAJAALE NEWS
Maayarka Mooge Oo Fuliyay Balan Uu Uqaaday Oday Wadooyinka Hargaysa Hagaajin Jiray Iyo Halka Uu Marayo Gurigii Loo Dhisayay!
September 3, 2022 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Maayarka caasimada hargaysa cabdikariim axmed mooge ayaa fuliyay balan uu dhawr bilood ka hor uqaaday oday 100jir oo mudo dheer hagaajiya wadooyinka caasimada hargaysa si iskaa wax uqabso ah Kaasi oo ahaa in uu udhisi doono guri Hadaba guriga maayar mooge udhisayo ody axmed xaashi ayaa hada maraya ee dhexe kaasi oo dhismihiisu uu dhawaan dhamaan doono. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;
Related posts:Maayarkii Iyo Maayar Kuxigeenkii Degmada Sallaxley Oo Shaaciyay In Ay Ku Biireen Xisbiga Waddani! Golaha Guurtida Oo Laba Maalmood Oo Isku Xiga Codsiyo Kala Fog U Soo Diray Golaha Wakiilada, Khilaaf... Taliyaha Ciidanka Dab Damiska Oo faah Faahin Ka Bixiyay Dab Ka Kacay Meherad Ku Taala Badhtamaha Suu... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|