Israsaasay Ka Dhalatay Diyaarad Qaad Siday Oo Soo Fadhiisay Madaar Magaalada Laascanood Iyo Tirada Dadka Ku Dhaawacmay. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Israsaasay Ka Dhalatay Diyaarad Qaad Siday Oo Soo Fadhiisay Madaar Magaalada Laascanood Iyo Tirada Dadka Ku Dhaawacmay.
September 2, 2022 - Written by Editor:

LAASCANOOD(W,N)-Rasaasay ayaa ka dhalatay kadib markii diyaarad qaad sidaa soo cago dhitay madaar magaalada laascanood taasi oo ay ku saraaseeyeen koox qaadlayaal ahi taasi oo ay ku dhaawacmeen afar qof halka diyaaradiina uu soo gaadhay khasare taasi oo markii danbe ka degtay boosaaso.

 

COMMENTS
LINKS