|
|||||
WAJAALE NEWS
“Hadii Uu Digtaytar Meesha Qabsado Oo Umadda La Garaaco Oo Wixii La Doono La Marsiiyo, Waxay Ku Noolaadaan Cabsi Iyo War War”Sh. Mustafe.
September 22, 2022 - Written by Editor:“Dadku Marna Digtaytarbay Ka Cawdaan Dabadeedna Aynu Ridno Ayay Yidhaahdaan, Maray Ridaana Fadowdo Iyo Dhib Ayay Galaan Oo Ay Ka Cawdaan”Sh. Mustafe. HARGAYSA(W,N)-Sheekh Mustafe Xaaji Ismaaciil Haaruun oo kamid ah culimada waawayn ee gayiga somalida ayaa ka hadlay dhibta ay leedahay umada hadii uu qabsado hogaamiye tigtaytara oobulshada u adeegsada xadhig taasi oo ku abuuraysa cabsi iyo war war. Sidoo kale sheikh mustafe ayaa ka hadlay halista ka dhalata hadii umadu waydo maamul iyo kala danbayn taasi oo ay ka dhalato boob iyo dhac. HALKANKA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:“Turkiga Waxa Laga Dhistay Xaafad Dhan Oo Booli Qaran Loo Bixiyay” Sheekh Caan Ah Oo Si Adag U Dhali... Daawo:Gudoomiyihii Hore Iyo Gudoomiyaha Cusub Ee Magaalo Ganacsiyeeda Tog-Wajaale Oo Xilkii La Kala ... Hogaamiyaasha Ururadii ku biiray Kulmiye oo sheegay in kulmiye ka baxay heshiiyadii uu la galay,kana... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|