Gudoomiye Faysal Cali Waraabe Oo Wacad Ku Maray In Aanu Muuse Biixi Ku Dhex Gumayn Karin Hargaysa. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Gudoomiye Faysal Cali Waraabe Oo Wacad Ku Maray In Aanu Muuse Biixi Ku Dhex Gumayn Karin Hargaysa.
September 3, 2022 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha xisbiga ucid eng faysal cali waraabe oo ka hadlayay madal qalin jabin ah oo ka qabsoontay hargaysa ayaa markale eedo culus ujeediyay madaxwayne biixi iyo qorshaha urur furista ee uu wado

Sidoo kale gudoomiye faysal ayaa ka hadlay xildhibaano uu soos aaray oo muuse biixi qabiil ahaan ugu biiray xisbigiisa iyo hadal haynta maayarka mooge.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS