|
|||||
WAJAALE NEWS
Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Oo Booqday Maxaabiis Xisbiyada Mucaaridka Iyo Suldaan Ibraahim Sulub Oo Ku Xidhan Xabsiga Baki, Kana Warbixiyay Xaaladooda!
September 11, 2022 - Written by Editor:BAKI(W,N)-Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe iyo wafti uu hogaaminayo ayaa maanta xabsiga Baki ee Gobolka Awdal ku booqday masuuliyiin Xisbiyada Mucaaridka Iyo Suldaan Ibraahim Sulu boo ku xidhay Sidoo kale Gudoomiye Faysal ayaa ka warbixiyay xaaladooda isagoo sheegay in suldaan Ibraahim sulub uu qabo dhaawacyo loo gaystay markii la xidhayay oo aan xataa la gayn dhakhtar. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:“Madaxwayne Arintu Marka Ay Marayso Maslaxad Umadadeed,Waxaa Lagaaga Baahan Yahay In Aad Ku Dhiirato... Hoggaanka Jaamacadda Hargeysa Oo Xilkii Iska Casilay Saylici Oo Ka Aqbalay iyo Laba Kamid ah Hormood... Hadalkii Madaxwayne Siilaanyo Ee Tartanka Xisbiga Kulmiye Oo falaadh ku Noqday Gudoomiye Muuse Biixi... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|