Gudoomiyaha Haayada Qaxoontiga Iyo Barakacayaasha Jsl Oo Sheegay In Aanay Ogolaanayn Kaama Cusub Oo Laga Sameeyo Magaalada Burco | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Gudoomiyaha Haayada Qaxoontiga Iyo Barakacayaasha Jsl Oo Sheegay In Aanay Ogolaanayn Kaama Cusub Oo Laga Sameeyo Magaalada Burco
September 1, 2022 - Written by Editor:

BURCO(W,N)-Gudoomiyaha haayada qaxoontiga iyo barakacayaasha qaranka cabdikariim axmed maxamed (xinif) oo safar ku jooga magaalo madaxda gobolka togdheer ee burco ayaa sheegay in aanay aqbalaynin in kaamam cusub oo barokacayaal ah islamarkaana dad dhaqaale ka urursadaan dadka barakacayaasha iyagoo usheegaya warar been ah.

COMMENTS
LINKS