Gudoomiyaha Haayada Qaxoontiga & Barakacayaasha Iyo Wafti Uu Hogaaminayo Oo Kormeer Indho Indhayn Ah Ugu Tagay Dadka Soo Guurtada Ah Ee Degan Mashruuca Banka Wajaale. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Gudoomiyaha Haayada Qaxoontiga & Barakacayaasha Iyo Wafti Uu Hogaaminayo Oo Kormeer Indho Indhayn Ah Ugu Tagay Dadka Soo Guurtada Ah Ee Degan Mashruuca Banka Wajaale.
September 19, 2022 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha Haayada Qaxoontiga Iyo Barakacayaasha qaranka Cabdikariim Axmed Maxamed “Xinif” oo ay weheliyaan badhasaabka Gobolka Gabiley iyo masuuliyiin kale ayaa kormeer ujeedadiisu tahay ukuurgalka xaalada   soo guurtada ah ee degan mashuuraca banka wajaale ee gobolka gabiley ugu tagay.

Sidoo kale gudoomiyaha haayada qaxoontiga iyo maamulka gobolka ayaa kulan la qaatay dadka soo guurtada ah ee abaaraha baahsan ee dalka ka jiraan keeneen banka wajaale oo dhawan xukuumadu ufasaxday in ay daaqaan xoolaha ay wataan.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

 

COMMENTS
LINKS