Gudoomiyaha Golaha Guurtida Jsl Oo Sheegay In Aanay Waxba ka Qaban Khilaafka Xukuumada Iyo Xisbiyada Mucaaridka Oo Uu Hore Ugalay | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Gudoomiyaha Golaha Guurtida Jsl Oo Sheegay In Aanay Waxba ka Qaban Khilaafka Xukuumada Iyo Xisbiyada Mucaaridka Oo Uu Hore Ugalay
September 4, 2022 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha Golaha Guurtida Somailand saleebaan Maxamuud Aadan ayaa markii Uhoraysay qirtay in aanay waxba ka qaban khilaaf udhexeeya xukuumada iyo xisbiyada Mucaaridka oo ay hore ugaleen dhex dhexaadintiisa isaga iyo gudoomiyaha golaha wakiilada kaasi oo wali uu taagan yahay murankii doorashada ee udhexeeyay labadan dhinac.

COMMENTS
LINKS