Dawlada Hoose Ee Gabiley Oo Agab Kuraasi Ah Gaadhsiisay Dugsiga Sare Ee Degmada Agabar. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Dawlada Hoose Ee Gabiley Oo Agab Kuraasi Ah Gaadhsiisay Dugsiga Sare Ee Degmada Agabar.
September 18, 2022 - Written by Editor:

AGABAR(W,N)-Xildhibaano katirsan golaha deegaanka degmada gabiley oo ay weheliyaan masuuliyiin kale oo katirsan dawlada hoose ee gabiley ayaa agab kuraasi ah Iyo miisas ah gaadhsiiyay dugsiga sare ee degmada Agabar ee Gobolka Gabiley waxaana halkaasi ka hadlay maamulka degmada ka maamulka iskuulka.

 

COMMENTS
LINKS