“Dalka Isbadal Ayaa Dhalanaya Ee Ha War Warine, Nina Boqortooyo Uu Ku Waarayo Maaha”Gudoomiye Xirsi. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
“Dalka Isbadal Ayaa Dhalanaya Ee Ha War Warine, Nina Boqortooyo Uu Ku Waarayo Maaha”Gudoomiye Xirsi.
September 1, 2022 - Written by Editor:

“Qolada xukuumadu waxay yidhaahdaan xirsi ayaa gabadh xidhay,bal kawarama 30hablood ee uu muuse xidhay”xirsi

HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha xisbiga waddani xirsi cali xaaji xasan ayaa ka hadlay ficilada xukuumada madaxwayne biixi iyo isdiidooyinka ku xeeran

Sidoo kale gudoomiye xirsi ayaa sheegay in qolada xukuumadu yidhaahdaan xirsi ayaa gabadh xidhay balse madaxwayne biixi uu 3hablood xidhay.

COMMENTS
LINKS