DAAWO;-Aas Qaran Oo Magaalada Hargaysa Loogu Sameeyay Marxuumad Safiya Cali Yuusuf! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Aas Qaran Oo Magaalada Hargaysa Loogu Sameeyay Marxuumad Safiya Cali Yuusuf!
September 14, 2022 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)- Alle ha,Unaxariistee Waxaa Maanta Galinkii Danbe magaalada hargaysa lagu aasay Marxuumad Safiya Cali Yuusuf Oo katirsan bahda warbaahinta qaranka mudo dheer Usoo shaqaynaysa.

Masuuliyiin katirsan wasaarada warfaafinta iyo suxufiyaan ka qaybgalay aaska marxuumada ayaa ka waramay taariikh nololeedkeedii iyo mudadii ay usoo shaqaynaysay qaranka.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

COMMENTS
LINKS