|
|||||
WAJAALE NEWS
Ciidanka Booliska Somaliland Oo Digniin Xili Roobaadka Ku Saabsan Udiray Shacabka Iyo Wadayaasha Gaadiidka!
September 24, 2022 - Written by Editor:WARGELIN : Sidaa la socotaan waxa lagu jiraa xilli roobaad , Haddaba Waxaanu ku wargelinaynaa dhammaan shacabweynaha Somaliland , ina ay ka fogaadaan goobaha Dooxyada , Laagaha , Biraha laydhka iyo guud ahaan meelaha Biyo-mareenada ah. Sidoo kale waxaannu faraynaa wadayaasha Gaaddiidka ina ay taxadar badan muujiyaan , qataanna awaamiirta Ciidanka Nabadgalyadu Waddooyinka ee (Traffic) . Ciidanka Boolisku waxa uu u taaganyahay ilaalinta Diinta , Nabadda , Maalka iyo Nafta muwaadiniinta JSL. Ciidanka Booliska JSL. Mahadsanid dhammaantiin Related posts:Jabhada TPLF Oo Oggolaatey In Midowga Afrika Uu Dhexdhexaadiyo Wada Hadallada Udhaxaynaya Iyo Dowlad... DAAWO ; Muuqaal Cajiib ah fanaanada Caanka ah Ee Sahra Halgan Iyo Axmed Marduuf Oo Wadajir Usoo Q... Gudida Diwaangalinta Ururada Iyo Asxaabta Oo War Kazoo Saaray Wakhtiga Kama Danbaysta Ah Ee Ay Isku... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|