Aqoonyahan Fashiliyay Ujeedooyinka Ku Qorsoonaa Shirkii Madasha Wadatashiga Dhaqaalaha Iyo Hantida Lagu Lunsaday! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Aqoonyahan Fashiliyay Ujeedooyinka Ku Qorsoonaa Shirkii Madasha Wadatashiga Dhaqaalaha Iyo Hantida Lagu Lunsaday!
September 20, 2022 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Aqoonyahan mustafe cabdiraxmaan habane oo kamid ah dhalinyarada reer Somaliland ee aqoonta uleh arimaha dhaqaalaha ayaa fashilay ujeedooyinka ku lamaanaa shirkii madasha wadatashiga dhaqaalaha ee ay dhawaan qabatay xukuumada Somaliland

Sidoo kale Aqoonyahan mustafe ayaa sheegay in ujeedada ugu wayne ee shirkani ahayd sidii dhaqaale tiro badan loogula bixi lahaa

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARAYSIGAN;

COMMENTS
LINKS