Yuusuf Garaad Oo Kasoo Qaybgalay Aaska Abwaan Hadraawi Iyo Kelmada Uu Ka Yidha Taariikhdiisa! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Yuusuf Garaad Oo Kasoo Qaybgalay Aaska Abwaan Hadraawi Iyo Kelmada Uu Ka Yidha Taariikhdiisa!
August 19, 2022 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Wasiirkii hore ee arimaha dibada somaliya yuusuf garaad cumar ahaana suxufi in badan kazoo shaqeeyay idaacada BBCda ayaa kazoo qaybgalay aask qaran oo magaalada hargaysa loogu sameeyay marxuum Abwaan hadraawi oo guud ahaan gayiga somalida caan ka ahaa.

Yuusuf garaad ayaa ka hadlay taariikh abwaanka.

HALKAN KAGA BOGO WARKAN;

 

COMMENTS
LINKS