|
|||||
WAJAALE NEWS
Xukuumada Somaliland Oo Ka Hadashay kulan Ay Wada Yeesheen Xisbiyada Mucaaridka!
August 9, 2022 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Wasiirka wasaarada sgaadhsiinta jsl Dr cabdiwali suufi jibriil ayaa ka warbixiyay kulan ay isaga iyo wasiirka arimaha gudaha iyo xubno kale layeesheen xisbiyada mucaaridka oo lagaga wada hadlayay sidii uu udhici lahaa banana bax ay dalbadeen mucaaridka kaasi oo uu sheegay in wadahadalada iyo qaabka uu udhacayo mudo haraadku usocdo Sidoo kale wasiirka isgaadhsiinta ayaa jawaab ka bixiyay hadal kazoo yeedhay gudoomiyaha xisbiga waddani iyo xubnaha lagaga xidh xidhay xisbiyada waddani. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;
Related posts:DAAWO;-faysal Cali Waraabe Oo Gudoomiyaha Maxkamada Sare Ku Dhaliilay Qaab Deg Dega Ahayd Ee Loo Dha... DAAWO;-Maamulka Dawlada Hoose Ee Gabiley Oo Qalab Sport Uqaybisay Kooxaha Ka Gaybgalaya Tartanka. Maamulaha Kastamka Saylac Oo Ka Badheedhay In Uu Jabiyo Digreetadii Madaxwayne Siiraanyo Ku Joojiya... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|