Xisbiyada Mucaaridka Oo Taageerayaashooda Ku Wargaliyay In Ay Iskugu Yimaadaan Goob Wax Yar Ujirta Qasriga Madaxtooyada. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Xisbiyada Mucaaridka Oo Taageerayaashooda Ku Wargaliyay In Ay Iskugu Yimaadaan Goob Wax Yar Ujirta Qasriga Madaxtooyada.
August 10, 2022 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha xisbiga ucid iyo musharaxa madaxwayne ee xisbiga wadani oo caawa fiidkii warbaahin la hadlay ayaa kasoo horjeestay goob gaar ah oo xukuumadu ucayintay in ay isku soo baxyadooda ku qabsadaan.

Sidoo kale musharaxa madaxwayne ee xisbiga wadani ayaa taageerayaasha laba xisbi ku wargaliyay in ay maalinta bari ah isku yimaadaan gaar ahaan caasimada hargaysa xarunta xisbiga wadani ee gobolka maroodi jeex oo ka agdhow dugsiga sare ee faarax oomaar oo qasriga madaxtooyada waxyar ujirta iyo xarunta guud ee xisbiga ucid oo iyaga ku taala shacabka gaar ahaan guriga madaxwayne biixi dagan yahay agtiisa

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

COMMENTS
LINKS