Xisbiyada Mucaaridka Jsl Oo Kulan La Qaatay Wafti Ka Socda Dawlada Maraykanka Iyo Arimaha Ay Ka Wada Hadleen!
August 16, 2022 - Written by Editor:
HARGAYSA(W,N)-Hogaanka Xisbiyada Mucaaridka somaliand ee Ucid Iyo Waddani ayaa kulan gaar gaar ah la yeeshay wafti ka socda dawlada maraykanka oo maalmhii udanbaysay safar ku joogay somaliland.