|
|||||
WAJAALE NEWS
Xildhibaano Kairsan Golaha Wakiilada Oo Taageeray Banaan Baxa Xisbiyada Mucaaridka, Digniin Culusna Udiray Ciidamada Booliska!
August 6, 2022 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Xildhibaano katirsan mudanayaasha golaha wakiilada Somaliland oo warbaahinta kula hadlay magaalada hargasya ayaa taageeray mudoharaadada ay xisbiyada mucaaridku ku baaqeen oo ay sheegeen in iyagu hormuud ka noqonayaan Sidoo kale xildhibaanada ayaa ciidamada booliska Somaliland uga digay in ay dadka shacabka ah rasaas nool u adeegsadaan taasi oo ka hor imanaysa hanaanka dimuqraadiya Somaliland iyo xaga uu uu siiyay dastuurku. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:DAAWO;-Waraysi Xasaasiya Oo Lalayeeshay Dr Gaboose Iyo Xog Waranka Xukuumadii Cabdiraxmaan Tuur & Ca... Daawo:Xildhibaankii Ku Kaliyaystay Diidmada Mudo Kordhintii Xukuumada Loo Sameeyay Kana Hadlay Badhe... Dowlada Hoose Hargeysa oo Olole Dhagax Uruurina Ka Biloowday Degmooyinka 26 Junne iyo Gacan Libaax COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|