|
|||||
WAJAALE NEWS
Xildhibaano Kairsan Golaha Wakiilada Oo Taageeray Banaan Baxa Xisbiyada Mucaaridka, Digniin Culusna Udiray Ciidamada Booliska!
August 6, 2022 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Xildhibaano katirsan mudanayaasha golaha wakiilada Somaliland oo warbaahinta kula hadlay magaalada hargasya ayaa taageeray mudoharaadada ay xisbiyada mucaaridku ku baaqeen oo ay sheegeen in iyagu hormuud ka noqonayaan Sidoo kale xildhibaanada ayaa ciidamada booliska Somaliland uga digay in ay dadka shacabka ah rasaas nool u adeegsadaan taasi oo ka hor imanaysa hanaanka dimuqraadiya Somaliland iyo xaga uu uu siiyay dastuurku. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:DAAWO;-Musharixiin Kasoo Horjeestay Natiijadii Ay Shaaciyeen Komishanka Magaalada Berbera Ee Gobolka... Qaarkamid Ah Ganacsatada Yare Ee Magaalada Hargaysa Oo Cabasho Xoogan Ka Muujiyay Ciidanka Dawlada H... DAAWO;-Madal Kulmisay Masuuliyiin kala Duwan Oo Lagu Maamuusay Safiir Ku-xigeenka Somaliland Ee Itoo... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|