Xildhibaan Xasan Dhuxul Oo Khudbad Dhinacyo Taabanaysa Ujeediyay Qurba Joogta Reer Somaliland Ee Dalka Uk. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Xildhibaan Xasan Dhuxul Oo Khudbad Dhinacyo Taabanaysa Ujeediyay Qurba Joogta Reer Somaliland Ee Dalka Uk.
August 24, 2022 - Written by Editor:

LONDON(W,N)-Xidhibaan xasan dhuxul laabsaalax oo mudooyinkii danbte safar ku jooga dalka ingiriiska ayaa waxaa munaasibado soo dhawayn ah usameeyay qurba joogta reer somaliland ee ku dhaqan dalka uk

Xildhibaan xasan dhuxul ayaa qurba joogta uga xogwaramay xaalada dalka iyo waxyaabah ay xukuumadu qabatay.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

COMMENTS
LINKS