Xildhibaan Barkhad Batuun Oo Jawaab Kulul Siiyay Taliyaha Ciidanka Booliska, Kuna Eedeeyay In Uu Noqday Afhayeenkii Xisbiga Kulmiye. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Xildhibaan Barkhad Batuun Oo Jawaab Kulul Siiyay Taliyaha Ciidanka Booliska, Kuna Eedeeyay In Uu Noqday Afhayeenkii Xisbiga Kulmiye.
August 7, 2022 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Xildhibaan barkhad batuun oo kamid ah xildhibaanada golaha wakiilada kana tirsan xisbiga mucaaridka ah ee waddani ayaa jawaab adag ka bixiyay hadal kazoo yeedhay taliyaha ciidanka booliska Gen Dabagale oo uu sheegay in uu ku milmay siyaasada.

Sidoo kale xildhibaan barkhad batuun ayaa sheegay in uu sharci yahay banana baxyadu isagoo ciidamada amaanka ugu baaqay in ay aanay xabad ku ridin shacabka oo ah hooyadood iyo walaalahood.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

COMMENTS
LINKS