“Waxaan Soo Jeedinayaa In La Wada Hadlo, Laysku Tanaasulo Sidii Sunaha Somaliland Ahayd”Gudoomiyaha Ururka Iftin. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
“Waxaan Soo Jeedinayaa In La Wada Hadlo, Laysku Tanaasulo Sidii Sunaha Somaliland Ahayd”Gudoomiyaha Ururka Iftin.
August 18, 2022 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha Urur Siyaasadeedka Iftin Cabdiqaadir Obsiiye ayaa ka hadly uranka siyaasadeed ee dalka ka jira isagoo dhinacyada khilaafku ka dhexeeyo ugu baaqay in ay wada hadlaan islamarkaana isqanciyaan,

https://youtu.be/TteCrfjyIaY

COMMENTS
LINKS