|
|||||
WAJAALE NEWS
Wasiirka Qorshaynta Jsl Oo Ka Hadlay Warbixin Lagu Daabacay Wargays Kasoo Baxa Ingiriiska Oo Hablaha Reer Somaliland lagu Fadeexadeeyay, Sheegayna In Si Khaldan Loo Turjumay.
August 30, 2022 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Wasiirka wasaarada Qorshaynta Qaranka Dr Buxane ayaa ka hadlay warbixin lagu daabacay mareeg kazoo baxda dalka ingiriiska taasi oo lagu isticmaalay sawir hablaha Somaliland ah islamarkaana lagu sheegay in hablaha reer Somaliland biyo waxyaabo kale ku badashaan biyo laguna qasbo guur deg deg ah Sidoo kale wasiir buuxane ayaa sheegay in warbixintu aanay Somaliland gaar uga hadal islamarkaana si khaldan loogu turjumay bulshada Dhanka kale wasiir buuxane ayaa uga digay ganacsatada iyo cidkasta oo wada in bulshada si khaldan loogu turjumo. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:Somaliland oo Shaacisay In Kornayl Caarre Dalka Dhoofayo, Tiknikadii Uu La Fakadayna Meel Ku Xarayst... DAAWO : Xukuumadda Somaliland oo Amartay Ciidamadu in Ay Xoog kula Wareegaan Guriga Gudoomiyaha Tele... Wasiirka Arimaha Gudaha Oo Markale Ku Celiyay In Ay Joojiyeen Banaan Baxyo Ay Xisbiyada Mucaaridku D... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|