Wasiirka Arimaha Gudaha Jsl Oo Eedo Culus Ujeediyay Musharaxa Madaxwayne Ee Xisbiga Waddani, Sheegay In Uu Dalka Keenay Ciidamo Xamar Ka Yimid! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Wasiirka Arimaha Gudaha Jsl Oo Eedo Culus Ujeediyay Musharaxa Madaxwayne Ee Xisbiga Waddani, Sheegay In Uu Dalka Keenay Ciidamo Xamar Ka Yimid!
August 10, 2022 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Wasiirka wasaarada arimaha gudaha oo caawa ka jawaabay hadal fiidkii kasoo yeedhay xisbiyada mucaaridka oo ay ku badaleen goobtii xukuumadu shaacisay in ay iskugu soo baxaan ayaa eedo lama filaan ah ujeediyay musharaxa madaxwayne ee xisbiga waddani cabdiraxmaan cirro oo uu ku eedeeyay in uuu dalka keenay ciidamo xamar kayimid oo uu sheegay in la doonayay in ay arimo abni daro ka sameeyaan dalka

Sidoo kale wasiir kaahin ayaa gudoomiyaha xisbiga waddani ku eedeeyay in uu ciidamada boolisku dhaliilay taasi oo sobobi karta in la dilo amaba ay ciidamadu dalbadaan in loosoo xidho

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS