Wasiir Siciid Sulub Oo Dhacdadii Uu Kala Kulmay Xabaalaha Ku Eedeeyay In Uu Ka Danbeeyay Cabdiraxmaan Cirro! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Wasiir Siciid Sulub Oo Dhacdadii Uu Kala Kulmay Xabaalaha Ku Eedeeyay In Uu Ka Danbeeyay Cabdiraxmaan Cirro!
August 17, 2022 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Wasiirka xanaanada xoolaha siciid sulub oo saaka isku dayay in uu ka qaybgalo aas wadareed loo sameeyay dadkii ku geeriyooday mudo haraadkii khamiista ayaa waxaa shied iyo gacan saar ugaystay dadwayne gadoodsan kuwaasi oo dirqi kaga baxsaday.

Sidoo kale wasiir siciid sulub ayaa dhacdhadaasi ku eedeeyay in uu ka danbeeyay musharaxa madaxwayne ee xisbiga waddani cabdiraxmaan ciroo

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

 

COMMENTS
LINKS