|
|||||
WAJAALE NEWS
Wasiir Kuxigeenka Waxbarashada Iyo Maamulka Gobolka Gabiley Oo Xadhiga Ka Jaray Dugsi Barasho Oo Laga Hirgaliyay Deegaanka Caro Malko.
August 10, 2022 - Written by Editor:GABILEY(W,N)-Wasiir kuxigeenka wasaarada waxbarashada Somaliland badhasaabka gobolka gabiley maayarka magaalada iyo madax ka socotay haayada ayaa xadhiga a jaray dugsi barasho oo laga hirgaliyay deegaanka carwo malko ee gobolka gabiley. Waftigan ayaa Xadhiga ka jaray Dugsi H/dhexe oo laga hirgelliyey Deegaanka Carro-Malko ee Gobolka Gabilay. Dhismaha Schoolkan oo ay fulisay haya’adda IHS, iyadoo miisaaniyadda lagu dhisayna ay bixiyeen qoys Maraykana ” FAMILY WILIAM” & Dowlada Hoose Degmada Gabilay.
WAJAALENEWS DESK GABILEY OFFICE. COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|