|
|||||
WAJAALE NEWS
Wasiir Kuxigeenka Arimaha Gudaha jsl oo Duray Talo Soo Jeedintii Gudida Ganacsatada, Sheegayna In 5kamid Ahi Yihiin Xisbiga Waddani.
August 30, 2022 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Wasiir kuxigeenka Abniga ee Wasaarada arimaha gudaha somaliand cabdilaahi oo waraysi lala yeeshay ayaa wax laga waydiiyay xadhiga xukuumadu kula kacday qaarkamid ah madaxdhaqameedka kuwo kalena ay ku dabo jirto Sidoo kale wasiir kuxigeenka abniga ee wasaarada arimaha gudaha ayaa sheegay in ganacsatadii isku xilqaantay xal uhelida khilaafka xisbiyada mucaaridka iyo xukuumada soona saaray qodobo ay arkayeen in ay xal unoqonkaa muranka doorashada ay kamid ahi yihiin xisbiga waddani taasi oo uu ku duray talo soo jeedintooda. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:Suxufi Cabdilaahi Wayab Oo Ka Hadlay Wiil Uu Dhalay Oo Sifo Sharci Daro Ah Uxidhan Iyo Jidh Dil Loo ... Koox Hubaysan Oo Jidgooyo U Gashay Baabuur Dawladu Leedahay Oo Marayay Borama Iyo Dila Dhexdooda! Badhasaab Kuxigeenka Gobolka Gabiley Oo Kormeeray Goobaha Diwaangalintu Ka Socoto Ee Degmooyinka Waj... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|