|
|||||
WAJAALE NEWS
Wasiir Kuxigeenka Arimaha Gudaha jsl oo Duray Talo Soo Jeedintii Gudida Ganacsatada, Sheegayna In 5kamid Ahi Yihiin Xisbiga Waddani.
August 30, 2022 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Wasiir kuxigeenka Abniga ee Wasaarada arimaha gudaha somaliand cabdilaahi oo waraysi lala yeeshay ayaa wax laga waydiiyay xadhiga xukuumadu kula kacday qaarkamid ah madaxdhaqameedka kuwo kalena ay ku dabo jirto Sidoo kale wasiir kuxigeenka abniga ee wasaarada arimaha gudaha ayaa sheegay in ganacsatadii isku xilqaantay xal uhelida khilaafka xisbiyada mucaaridka iyo xukuumada soona saaray qodobo ay arkayeen in ay xal unoqonkaa muranka doorashada ay kamid ahi yihiin xisbiga waddani taasi oo uu ku duray talo soo jeedintooda. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:Xukuumada Somaliland Oo Waddan Afrikaan Ah Ka Dalbatay Inay La Isticmaasho Furaheeda Xagga Internet-... DAAWO;-Musharrax Subeer Cabdiraxmaan Oo Bulshada Ku Dhaqan Caasimada Hargaysa Ugu Baaqay In Ay Isdiw... “Ninkan Miskiinka ah Ee Laga Qaaday Hantidiisi, Iyo Dhulkiisiba, Waa Ceeb, Oo Madaxweynaha Waa Ku ... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|