|
|||||
WAJAALE NEWS
War-saxafadeed Kasoo Baxay Haayada Qaxoontiga & Barakacayaasha Iyo Waxa Uudaaran Yahay!
August 3, 2022 - Written by Editor:Hargaysa(W,N)-Warsaxafadeed kazoo baxay haayada qaxoontiga iyo barakacayaasha qaranka ayaa lagu beeniyay war si xaqiiqda ka foga uga mareegta Somali Dispach kaasi oo ay kaga been sheegeen 34qof oo itoobiyaan ah oo dalkoogii dib loogu celiyay balse ay qoraalkooga ku sheegeen in dadkaasi oo xoog lagu tarxiilay Sidoo kale haayada qaxoontiga ayaa faah faahin ka bixiyay dadka ay dalkooga ku celisay arimaha ay ka wada shaqeeyaan haayada IOM. HALKAN KAGA BOGO NUXURKA QORAALKAN; Related posts:DAAWO; Wasiirka Wasaarada Beeraha Oo Daah-Furay Mashruuca Biji Ee Biyo Xidheenada Loogu Samaynayo De... Maamulka Dawlada Hoose Ee Caasimada Hargaysa Oo Mudo Kordhin Usameeyay Wakhtigii Loo Mudeeyay In Xoo... "Dalkan Caruurtayda Ayaan Ku Waayay, Muuse Biixina Hogaamintiisa Kuma Eegayo"..Faysal Cali Waraabe COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|