Wafti Ka Socda DDS Oo Safar Ku Yimid Somaliland Iyo Nuxurka Kulan Ay Wada Yeesheen Maamulka Gobolka Gabiley. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Wafti Ka Socda DDS Oo Safar Ku Yimid Somaliland Iyo Nuxurka Kulan Ay Wada Yeesheen Maamulka Gobolka Gabiley.
August 15, 2022 - Written by Editor:

GABILEY(W,N)-Wafti ka Socda Dawlad Deegaanka Somalida Itoobiya OO uu horkacaya wasiirka xirfadaha ayaa soo gaadhay Somaliland kuwaasi socdaal ku yimid magaalada gabiley.

Sidoo kale waftigan ka socday dawlad deegaanka ayaa kulan la qaatay badhasaabka gobolka gabiley oo ay weheliyaan maayarka magaalada gabiley.

Wasiirka xirfadaha ayaa ka warbixiyay ujeedada safarka ay yimaadeen Somaliland iyo arimaha ay ka wada hadleen maamulka gobolka gabiley.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

COMMENTS
LINKS