|
|||||
WAJAALE NEWS
Wafti Ka Socda DDS Oo Safar Ku Yimid Somaliland Iyo Nuxurka Kulan Ay Wada Yeesheen Maamulka Gobolka Gabiley.
August 15, 2022 - Written by Editor:GABILEY(W,N)-Wafti ka Socda Dawlad Deegaanka Somalida Itoobiya OO uu horkacaya wasiirka xirfadaha ayaa soo gaadhay Somaliland kuwaasi socdaal ku yimid magaalada gabiley. Sidoo kale waftigan ka socday dawlad deegaanka ayaa kulan la qaatay badhasaabka gobolka gabiley oo ay weheliyaan maayarka magaalada gabiley. Wasiirka xirfadaha ayaa ka warbixiyay ujeedada safarka ay yimaadeen Somaliland iyo arimaha ay ka wada hadleen maamulka gobolka gabiley. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;
Related posts:Daawo:Madaxweyne Ismacil Cumar Gele Oo Maanta Loo Dhaariyay Xilka Madaxwaynenimo ee Jamhuuriyada Jab... Daawo:Fanaanada Yurub Geenyo Ka Dareen Celisay Wareegtadii Lagaga Saaray Koox Faneedka Xidigaha Gees... Dahabshiil Group Iyo Waxyaabaha Ay Kusoo Bandhigeen Carwada 10aad Ee Ganacsiga Somaliland +Qiimo Dhi... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|